Waxaa todobaadkii saddexaad galay ololaha nadaafadda magaalada Jigjiga ee loogu magacdaray ‘ZERO WASTE TOLERANCE’ af Soomaali ahaana ah “Qashin yaan loo Dulqaadan.”
Ololaha ayaa hadda ka qabsoomay xaafadda todobaad (7aad) ee Jigjiga, waxaana ka qaybqaatay Wasiirka Ilaalinta Deegaanka ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS), Md. Axmed Deeq Qabyo, iyo waliba shacabka xaafadda 7aad ee Jigjiga.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
Jigjiga
COMMENTS