Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa ka dhacday arrin layaableh kadib markii neef orgi ah uu dhaawacyo kala duwan gaarsiiyey 7 ruux oo isugu jira carruur iyo haween kunoolaa mid kamid ah xaafadaha magaalada.
Dhacdadaan oo ka dhacday jidka Sodonka ee magaalada Garowe ayaa markii dambe dadka deegaanka waxay ku guulaysteen inay xiraan Orgigaan, iyadoo booliskana lagu wargeliyay.
COMMENTS
Souleiman Abna
Xayaata Ladan
Iqlaas Ladan
Wiiz ßhűhéý
Saabir Laki Lion
runtii waa arin layaab leh waxayna ka turjumaysaa isbadalka aduunka iyo in ay soo baxaan waxyaalo cusub oo qiso noqda
kkkkkkkk zxbtaa dadka kunool garowe orgigaan hawdac wodaan maxayely way jcl yihim hanaaaaa uqabtan lojar
Orga mxaa ku ka lifay in uu Dadka cuno
Kkk ciise riyoole inay riyo layn doonan wn oga
koley hadii maxkamad la soo taago racfaan bay ka qaadan
Orgi marqaasan wax walbo ka filo hhhhh
Hhhhhhhhh ciyaar a kujirtin
Kkkk ha qashan u shega
Kkk walyaab ha orgaye daad dhawacaye
Orgiga ciise maxamuud ma ahayn miyaa, maxaa looxiray. Nin muwaadin weeye halasiidaayo. Haduusan koonfurta kaimaan. Hhhhhhhhhhh
Kkkkkk yab
free orgiga faadumo cilmi
free orgiga faadumo cilmi
Zihaam Bintu Shire
Hehe dacaayada hanalaka daayo wlhi waxs wa wax kle
arintuu waa arin la yaab leh xaqiiqd hadiii taasi dhacday waxaan arintaaa farayaaa qolyaha culama u sayniska haloo diro howshaa falkaa origan gaystay
Indhaha saaray orgigaas wlhi wn la yaabay su u dagalamyo
Waan filayay fadeexadas
Kkkk runtii waa arin aad loola yaabo waxab rumawday dacaayadii reer growe loo soojeedin jiry waxan codsanayna in sharciga la marsiiyo orgigaa ilay xuquuq gaara buu ku leeyahay growe
Waa Dad Dil Orgigu, Ciida Arafo yaanuu dhaafin
layaab weeye walhay see loo rumaysankaro xaqiiqdii lkn daljir warkeeda hadal lagama keeno
beentii aduunka uweynayd mantan arkaaa orgi aa dad dilay
kkkk subxana laah qof kii adunka sogow maxd wx arkay saa ari wx yelo gaysanayah malaha abarihii baa sameyay
Wa Arin Layableh Runti
maxkabada dinanka qalabka siida e puntland halaso tago
hhhhhhhhhhhhh
Ugaaska Dadka Caqliga Badan
hhhhhh maxkamd hala soo taago orgiga laakin dadka reer gorowe wy ari jecel rafacaan bay u qaaadayaan
waa layaab hadiii xoolihii ladhaqan jirey dadkii laayeeen
hadiii riyihiii saasameeyeen geela maxaa kaga malaynayaaa?
hhhhhhhhhhhhhhh layaab
hahahaha
waa arrin layaab leh wlhy aduunka baa niocaas ah malinkastana waxbaa lamaq laa an hore ujirin
kkkkkk
Kkkkk cajiib Tana ma usoo Joogay
907756269