Pakistan ayaa sheegtay in ay heshay xogo sheegaya in Hindiya ay weerar ku soo qaadeyso 24ka saac illaa 48 saac oo soo socda.
Waa khatartii ugu weyneyd ee adduunka soo wajahday indhawaale maadaama labada dalba ay ku hubeysanyihiin gantaalada nukliyeerka, sida hore loo shaaciyeyna ay labada dalba ku yartahay nidaamka kantoroolka hubka nukliyeerka.
> Daljir Media
COMMENTS