P&O Ports, Dekedda Bossaso, DP World, Juquraadiga Siyaasadeysan iyo magaalada Bossaso: Xaggee Xaal ka Biloowday, Xaggee se Marayaa Maanta? | Waa waraysi wasiirki hore ee Dekadaha & Gadiidka Badda Puntland Cabdulaahi Jaamac Saalax oo Daljir uga warramaya heshiiskii Puntland iyo Shirkadda P&O Ports Ports oo ay leedahahay shirkadda weyn ee DP World oo ay sii leedahay Dowladda Imaaraadka Carabtu | Maxaa se maanta xannibay mustaqbal Dekadda Bosaaso iyo iyo mustaqbalka ku xeeran ee magaalo xeebeedka Boosaaso?
Hoos kaga bogo Waraysi Xiiso baddan.
COMMENTS