Pro Axmed Abshir Barre oo ka tirsan Jaamacadda Badda Cas ee deegaanada Punland kuna takhasusay cilmiga dhaqaalaha ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir waxa uu kaga hadlay qalalaasaha iyo sicir bararka dhanka dhaqaalaha oo inta badan ka dhaca wadamada caalamkagGaar ahaan kan hadda ka taagan deeganada Puntland.
DHEGAYSO
COMMENTS