PSF: “Howlgalkii Balidhidin waxaan ku dilnay 20 kamid ah kooxda Daacish”

PSF: “Howlgalkii Balidhidin waxaan ku dilnay 20 kamid ah kooxda Daacish”

Howgal qaatay 48-saac oo ay ciidamada PSF ku qaadeen degaannada kala ah Baraagaha Madaxmadow, Dhabancaddo ee Buuraha Cal Miskaat oo hoostaga degmada Balidhidin ee gobolka Bari ayaa lagu beegsaday kooxda Daacish halkaas oo sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada lagu dilay xubno katirsan Ururka laguna burburiyay saldhiyadii ay dagaalka kaga soo qaadijireen ciidamada.

PSF waxa ay sheegtay in dagaalkan ay ku dileen in kabadan 20 xubnood oo Daacish katirsanaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com