Wasaaradda Arimaha gudaha Puntland ayaa tijaabisay barnaamij lagu Ogaanayo Tirada saxda ah ee dadka Puntland ku noool waxaana lagu tijaabiyay qaar ka mid ah Xaafadaha Garoowe .
Barnaamijkan waxaa wasaaradda Arimaha gudaha ka taageeraya wasaaradda Arimaha gudaha ee Talyaaniga taas oo ah mid muhiim u ah bulshada Puntland loogana faaideysan doono barnaamijka diirashooyinka soo socda .
Sida uu Warbxintana inoogu Hayo Axmed Shekeeeye ooo garoooowe joooga
COMMENTS