PUNTLAND & NIDAAMKA DIMUQRAADIYADA, MARXALADIHII LA SOO MARAY & MAANTA HALKA LA JOOGO (daawo)

PUNTLAND & NIDAAMKA DIMUQRAADIYADA, MARXALADIHII LA SOO MARAY & MAANTA HALKA LA JOOGO (daawo)

Puntland markii ugu horaysay waxaa ka socoda qorsha doorshada qof iyo cod ah, tas oo si tijaabo ah looga qabanayo haatan sadax degmo oo Puntland ah | Doorshadan oo sida meelaysan ka dhici doonta degmooyinka kala ah, Eyl, Ufayn & Qardho waxaan ku tartamaya sagaal urursiyaasadee oo Puntland ah, waxa ay ahayd himilo shacabka Puntland ay naawilayeen kuna qorneyd axdigii Puntland lagu dhisay 1998dii oo ahaa in muudo saddaxsano ah gudahood lagu qabto doorsho qof iyo cod ah, balse taasi ma dhicin | Guuddiga doorashada Puntland waxa ay wadaan ololaha wacyigainta qaabka codbixinta | Hadab Cismaan Yuusuf Xaraare oo muddo dheer kusoo jiray siyaasada, xogogaalna u ah xaalada Puntland ayaa warasi uu siiyay Warbaahinta Daljir waxa uu uga hadlay barnaamijka Dimuqraadiyada Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com