Puntland oo 21 jirsatay! Qaybta 1aad |Warbixin Daawo|

Puntland oo 21 jirsatay! Qaybta 1aad |Warbixin Daawo|

Puntland waxa ay 6 sano maanta ka weyntahay Facebook, laakiin dhallinta Facebook la dhalatay ma mooganyihiin Puntland? War ma u hayaan waxa dhaliyey & wixii la soo marey? | Kaga bogo qaybta 1aad oo ah warbixin ku bilaabmaysa asaaskii iyo unkunkii Puntland iyo meesha maanta ay marayso iyo doorkii Puntland ee yagleelka Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ee maanta Farmaajo Madaxweyne u yahay, RW-na ka yahay Md. Xasan Cali Kheyre |

Waxaa inoo daadihinya Maxamed Xasan Dhalo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com