Puntland oo beenisay qoraal ku saabsana Warqad loo diray Madaxweyne Farmaajo (Warsaxafadeed)

Puntland oo beenisay qoraal ku saabsana Warqad loo diray Madaxweyne Farmaajo (Warsaxafadeed)

Puntland ayaa caawa soo saartay Warsaxafadeed ay ku beeninayso qoraal been abuur ah oo lagu baahiyaay Baraha Bulshadda ay ku kulmaan ,kaas oo ku saabsana in Madaxweynaha Puntland uu warqad u diray Madaxweyne Farmaajo .

Hoos ka akhri

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com