Puntland oo Bilowday Qeybinta Gargaarkii Lagu tala Galay Dadka Abaaruhu sameyeen (dhegayso)

Puntland oo Bilowday Qeybinta Gargaarkii Lagu tala Galay Dadka Abaaruhu sameyeen (dhegayso)

Puntland ayaa bilowday inay qaybiso raashin mucaawino ah oo dowladda kuwayd ugu tala gashay dadka abaaruhu sameyeen ee kunool gobaladda dalka,waxaana gargaarkas durba laga qaybiyeey qaybo kamid ah Puntland.

Gudoomiyaha degmadda Dangaroyo ee gobalka Nugaan Mukhtaar Cabdiraxmaan oo waraysi siinayeey Radio daljir ayaa sheegay inay kawadan tuulooyin hoos yimadaana dangaroyo qaybinta raashinkaas.

Dhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com