Gashaanle Sare Maxamed Finiin Yuusuf Taliyaha Qaybta Nabad galiyada Wadooyinka Puntland oo Shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa aya ka hadlay Mamnuucida wadooyin dhismyaal ku socdaan Gudaha Bosaaso,isago uga digay Ciidanka & shacabka isticmaalka Wadooyinkaas.
Sido kale Taliyaha ayaa ka hadlay shilaalka ka dhaca wadooyinka Puntland iyo arrimo kale oo xasaaasi ah.
COMMENTS