Puntland ayaa fasaxday iskusocodkii wadada xiriirisa Lascanood iyo Garowe ,kadib go’aan kaso baxay Madaxtooyada Puntland,waxaana xirir lasoo sameyaay Radio Daljir Guddoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Faraweyne.
Guddoomiyaha Gobalka Nugaal ee Puntland ayaa sheegay in caawa wadadadas ay tahay mid ay ku safri karaan Gadiidka ka kala yimaada Gobalada Waqooyi ee dalka.
Hoos kadhegayso
COMMENTS
Gaas waa in uu is casilaa.
War waala gumoobay.