Puntland oo Garomadeeda shaqo ka siisay shaqaale laga soo eryey Hargeysa (daawo)

Puntland oo Garomadeeda shaqo ka siisay shaqaale laga soo eryey Hargeysa (daawo)

Wasiirka Garoomada iyo Duulista Hawada Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa ka hadlay shaqadda ka socota guud ahaan garoomadda Puntland. Dhinaca kale Wasiirka ayaa sheegay in Puntland ay shaqaalaysiisay shaqaale laga soo eryey Somaliland oo ka shaqeeynaya maanta laga bilaabo Garoonka diyaaradaha ee Garoowe.

Hoos ka Daawo Warbixinta Khadar Cawl.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com