Dowladda Puntland ayaa guddi usaartay kiisaskii kufsiga ahaa ee maalmahan ka dhacayay deegaanada Puntland oo ay shacabka Puntland ay aad uga xumaadeen.
Guddigan ayaa u kuur gali doona sababta keentay in Puntland kufsiga uu caado ka noqdo iyo waxa yaabaha usababta ah.
Dhegayso.
COMMENTS