Puntland oo ka hadashay dagaalka ka socoda deegaanka Saaxmeegaag (daawo)

Puntland oo ka hadashay dagaalka ka socoda deegaanka Saaxmeegaag (daawo)

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay dagaal laba maleeshiyo Beeleed ku dhex-maray deegaannada Saaxmaygaag iyo Sanga jabiye, kuwaas oo kuyaalla inta u dhaxeeysa Gobolada Sool & Nugaal.

Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo Shir jaraa’id u qabtay Warbaahinta waxaa uu marka hore ka tacsiyadeeyay dadka ku dhintay dagaalka halka uu Caafimaad Alle uga baryay kuwa ku dhaawacmay.

Dagaalada ka dhacaya degaannada Saaxmaygaag iyo Sanga jabiye ayaa ah kuwo soo lab laabtay iyada oo dhowr jer ay ku guuldareysteen inay wax ka qabtaan Maamulka Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com