Puntland oo ka haddashay Masiibo ka dhacday gobalka Mudug (dhegayso)

Puntland oo ka haddashay Masiibo ka dhacday gobalka Mudug (dhegayso)

Dawlada Puntland ayaa war ka soo sartay Ciid bacaada oo ku habsatey deegaano ka tirsan Gobolka Mudug.

Ciidan ayaa la sheegay inay saamayn ku yeelatay Isug socodka dadka iyo duun yada hay”adda wadooyinka Puntland iyo qaarkamida wasaaradaha Dalwada ee ku shaqale ayaa beyaan ay soo saareen ku sheegay in loo baahan yahay in si degdega wax looga qabto masiibadaa.

Kuxigeenka gudoomiyaha hay’adda Wadooyinka Puntlaand Ahna kusimaha Gudoomiyaha Cabdirisaaq Maxamed Xayir ayaa Arinkaa uga waramay Wariye Xaawo Axmed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com