Wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka Badda Puntland Faarax Cawaash oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa sheegay in mudadii uu xilka hayay ay soo qabteen 7 doonyood oo si sharci daro ah uga kaluumaysanayay xeebaha Puntland.
wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.
Dhegayso.
COMMENTS