Puntland oo ku dhawaaqday xubnaha Golaha degaanka degmadda Iskushuban

Puntland oo ku dhawaaqday xubnaha Golaha degaanka degmadda Iskushuban

Qeybinta Xubnaha Golaha deegaanka Degmada Isku-Shuban.

Ku Nabadoonadda iyo Waxgaradka Degmada Isku-Shuban.

Og Gudoomiyaha Degmada Isku-Shuban.

Og Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari.

Og isku duwaha Wasaaradda Arrimaha
Gudaha Gobalka Bari.

Og Gudoomiyaha Gobalka Bari.

Og Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.

Ujeedo Qeybinta Xubnaha Golaha deegaanka Degmada Isku-Shuban.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuquraadiyaynta Puntland kadib markii baahida Degdegaa oo loo qabo in ladhiso Golaha deegaanka Degmada Isku-Shuban
Kadib markii ay ku qanacday in nabaddoonada Degmada Isku-Shuban aysan ku guulaysan in ay ka wada hadlaan qeybta xubnaha Golaha deegaanka.

Hadaba wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland waxay go’aan ka gaartay qeybta xubnaha Golaha deegaanka Degmada Isku-Shuba inta laga gaarayo Doorashada Golaha deegaanka ee hal qof iyo hal cod Kana dhicu Doonto guud ahaan Degmooyinka Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com