Puntland ayaa la safatay Ra’isal Wasaare Rooble, Kadib Khilaaf soo kala dhexgalay Madaxweynaha Soomaaliya & Ra’isal Wasaarihiisa.
“Dowladda Puntland waxay diyaar u tahay ka qaybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hogaamiyo RW Maxamed Xuseen Rooble.” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo lagu daabacay barta Facebook ee Madaxtooyada Puntland.
COMMENTS