Puntland oo mudo bil ah hakisay doonyaha kaluumaysiga (dhegayso)

Puntland oo mudo bil ah hakisay doonyaha kaluumaysiga (dhegayso)

Xukumada Puntland ayaa sheegtay in laga bilaabo maanta oo ku beegan 8-March ay si ku meel gaar ah u joojisey dhammaan doonyaha Kalluumaysiga ee ka ka kalluumaysta xeebaha Puntland.

Go”aankaan ayaa lagu sheegay dadaal looga hortegayo Faafida caabuqa Coronavirus.

Mudada hakinta doonyaha ayaa ah muddo Bil ah sida uu Radio Daljir u xaqiijiyey Wasiirka kalluumaysiga Puntland Faarax Maxamuud Cawaash.

Sidoo kale Wasiir Cawaash waxa uu ka hadlay waxqabadkiisa mudadii sanadka ahayd ee ee uu Xafiiska joogey.
Xaawo Axmed Maxamed ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com