Puntland oo shacabkeeda uga digtay khatarta cudurka COVID-19

Puntland oo shacabkeeda uga digtay khatarta cudurka COVID-19

Dowladda Puntland oo Ku Dhawaaqday Feejignaan Dheraad Ah Oo Ku Saabsan Covid-19,xili Puntand ay shaacisay in la helay kisaas cusub oo cudurka caronavirus ah.

Guddiga Wacyigelinta Coronavirus ee Puntland oo galabta Warsaxafadeed soo saaray ayaa ka shacabka Puntland uga digay khatarta uu huwanyahay cudurkan.

halista cudurkan ayaa looga hadlay shirki Golaha wasiiradda ee Puntland oo u hogaaminayeey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni.

Sido kale Puntland ayaa fejignaan dheraaad ah ku soo rogtay mudo bil ah shacabka,iyado Imtaxanadki shahaadiga ahaa ee Puntland dib loo dhigay.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com