Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan ayaa sheegay in 11 ka bisha Febuary la fulin doono dilka 3,dii nin ee Maxkamadaha Puntland ku heleen inay dil iyo kufsi u geysteen Caasha Iliyaas oo ahayd gabadh 13 jir ah.
Xukunka dilka ah oo Dawlada Puntland fulin doonto wuxuu ka dhacayaa magaalada Boosaaso sida uu sheegay xeer ilaaliyuhu.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.
COMMENTS