Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka Iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mohamed Dhabancad, oo sheegay in Dowladd Puntland ay ka warqabi Doonto Qoyskii iyo Caruurtii AUN Gudoomiyahii Gobalka Mudug, isagoona sidoo kale sheegay in Gobalka Mudug ay Dowladda ka dhisi Doonto Taalo lagu xusayo marxuun Gudoomiye Axmed Muse Nuur-yare.
COMMENTS