Garoowe, Oct 11 2016–Dowladda Puntland ayaa war kasoos aartay dagaalka magaalada Galkacyo, waxaana ay mas’uuliyadda dagaalkaasi ku eedaysay ciidamada dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug.
AKHRI

COMMENTS