“Wasiirku waa xildhibaan Puntland laga soo doortay, dunida lagama yaqaan xildhibaan meeshii laga soo doortay ku caasiya, wasiirku waxay aheyd haddii uu nacay Puntland inuu iska casilo xilka uu ku matalo Puntland,” Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir jaraa’id qabtay, kana jawaabaya eedaha lala beegtay Madaxweyne Deni iyo Puntland.
COMMENTS