Wasiir-udowlihii madaxtooyada ee xariirka Golayaasha Puntland Maxamed Xasan Ciise ee Xukuumadda hadda jirta ayaa goor dhowayd ku geeriyooday isbitaalka Qaran ee magaalada Garowe.
Wuxuu u geeriyooday neef-qabatin ama Naqaska oo ku xirmay, 3 saddex maalmood, ayuu xanuunsanaa, oo qandho, madax xanuun iyo Naqasku qabanayey.
Waxaana xaaladiisa cafimaad ay ahayd mid laga dayrinayeey maalmihii u dambeyeey,iyado la filayeey in loo qaado Magaaladda Muqdisho.
Diwaanka wararka
Radio Daljir
COMMENTS