PUNTLAND: Wasiiro laga helay cudurka Covid19 (dhegayso)

PUNTLAND: Wasiiro laga helay cudurka Covid19 (dhegayso)

Tirada cudurka Covid_19 ee dadka Puntland uu haleelay ayaa gaartay 59 qof 2 qof ayaan u geeryoday ilaa hada 8 xaaladood oo cusub ayaana Puntland laga xaqiijyey maanta oo taariikhdu tahay 7/5/2020 dhamaantoodna waa rag waxaana ku jira laba wasiir oo ka tirsan xukuumada Madaxweyne Deni.

Wasiirka Caafimaadak Puntland Jaamac Farax oo shirkii jaraaid ee gudiga ka hortaga Corona ku qabtay Garoowe ayaana ku dhawaaqay kiisaska cusb ee la xaqiijiyey wuxuuna sheegay in laba qof laga Galkacyo labana laga helay Garoowe halka Afarta kale oo wasiiradu ka mid yihiin ay joogaaan Qardho.

Hoos kaga bogo.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com