Qaar ka mid ah Issimada Sool, Sanaag & Cayn oo safar ku tagey Buuhoodle, Cayn.

Buuhoodle, June 04 – Waxaa maanta gelinkii dambe gaaray magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn qaar ka mid ah Issimada gobollada Sool, Sanaag & Cayn.

Garaad Jaamac Garaad Cali & Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa ka mid ahaa Issimada gaaray Buuhoodle.

Garaadada ayaa la hadlay bulshada gobolka Cayn.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com