Maxamuud Ciiise siciiid ooo ka mid a dhgaystayasha radio daljir oo manata la soo xiriiray ayaa dawlada ku taageeray go,aanka wareejinta dekada magaalada bosaaso wuxuuna fariin u diray ganacsatada ka soo horjeeda hurmarinta dekada magaaada bosaaso ee xarunta gobolka bari.
Wuxuu u waramay Cabdi Xakiin Xusein Xasan oo garoowe jooga
COMMENTS