Qaar kamid ah waddooyinka Garoowe oo xiran iyo dowladda oo ka hadashay (dhegayso)

Qaar kamid ah waddooyinka Garoowe oo xiran iyo dowladda oo ka hadashay (dhegayso)

Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Garoowe oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa ka hadlay xirnaan shaha qaar kamid ah waddooyinka dhex mara magaalada Garoowe.

Roobabkii ka da,ay magaalada ayaa sababay in qaar kamid ah waddooyinka muhiimka ah ee magaalada ay fariistaan biyaha roobka.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com