Saalax Saciid Cabdullaahi oo kamid ah Waxgaradka Gobolka Gardafuu ayaa ugu baaqay musharixiinta u taagan qabashada xilka Madaxtinimada Puntland sanadka 2019-ka inay deegaanada ay booqanayaan ay ku daraan deegaanada gobolkaasi.
wuxuu ugu baaqay Mushariixinta isago waraysi sinayeey maanta Radio daljir in gobalkas uu u bahanyahay waxqabad iyo madaxweyne daacad.
COMMENTS