Xildhibaan Cabdiraxmaan iidow oo kamid ah Xildhibaanada Maamulka Hiirshabeele oo waraysi siinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay qaban qaabada ku aadan doorashada Madaxweynaha Hiirshabeele ,iyado dhawaan 14 Bishii Hore codka kalsoonida kala laabteen Cosoble.
Cabdiraxman iidow ayaa sheegay in 12 Bishan la filayo in ay soo xaadiraan oo khudbado jeediyaan Musharixita u tartamaysa jagada Madaxweynaha Maamulka Hiirshabeele.
DHEGAYSO
COMMENTS