waxaa goroonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho lagA soo dijiyey qalab casri ah oo loogu dirayay Garoonka Diyaaraha Baydhabo.
Qalabkaan ayaa ah midka lagu hago diyaaraha sidoo kalena ah mid casri ah, waxaana Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Raidka ah oo ka hadlay munaasabada uu sheegay in horumarinta Maamulka hawadda ay ka go’an tahay iyadoona la rajaynayo in darajada hada ay joogto oo ah G la geeyo A oo ah halka ugu casrisan.
Wasiirka ayaa ugu dambayn sheegay in Dhamaan Garoomada dalka la hormarinayo , iyadoona dhanka kalena gaadiidka cirka ee dalka ka shaqeeya la tayaynayo.
COMMENTS