Magaaladda Garacad ee gobalka Mudug waxaa maanta gaaray qalabkii ugu dambeyeey ee dhismaha dekadda Garacad oo meel wanaagsan maraysa,iyado qalabkan laga soo dajiyeey dhawaan Dekadda Magaaladda Boosaaso.
Qalabka ayaa lagu dhisayaa Gunta hoose ee Badda oo ay ka socoto Dhismaha Dekedda oo dhawaan lasoo gabagabayn doono sida Radio daljir u shegeen qaar kamid ah howlwadeena dhismaha dekadda Garacad ee gobalka Mudug.
Diwaanka
Wararka daljir
COMMENTS
waxaan aad u taageeraa dhagaysiga idaacada daljir gaar ahaan arimaha bushada markay ka waramayso.
Waxaan sidoo kale jeclaan lahaa in qayb Tv ya lagu soo kordhiyo daljir.
Mahadsanidiin.