Cabdi Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ayaa maanta waxaa lagu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland .
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo waxaa ku soo dhaweeyay maamulka gobolka, iyo kan degmada iyo dadweyne farabadan oo sitay calanka dowladd deegaanka Itoobiya.
Qalbi-Dhagax ayaa safarkiisa ka soo bilaabay magaalada Bosaaso, isagoona uga siigudbay magaalooyinka Garoowe Gaalkacyo .
Sawiro.
COMMENTS