Qandaraas Koonfurta Mudug (Galmudug): Dayactir Ceelal Biyood Koonfurta Mudug

Qandaraas Koonfurta Mudug (Galmudug): Dayactir Ceelal Biyood Koonfurta Mudug

Koonfurta Gaalkacyo – Ma tahay qandaraasle aqoon u leh ceelal biyoodka, qodid ama dayactir? Haddii haah, hay’adda IOM waxay soo bandhigtay qandaarso ceelal biyood tuulooyin koonfurta Mudug ee Galbarwaaqo, Docol, Bandiiradley, iyo Saddexhiglo. La xiriir IOM oo arag qandaraaska:

 

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com