Muqdisho, Nov 05 2016–Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), ayaa soo dhaweysay doorashada xubnaha aqalka hoose ee Puntland u matalaya Baarlamanka Somalia u matalaya, taasoo maanta ka bilaabatay Garowe.
Qoraalka kooban oo la soo dhigay barta Twitter-ka ee UNSOM ayaa lagu yiri”Waxaan soo dhaweynaynaa doorashada xubnaha aqalka hoose ee Puntland umatalaya Baarlamanka Somalia oo maanta bilaabatay. Waxaan rajaynaynaa inaan aragno Maamul-goboleedyada kale oo iyaguna raaca habkaan”
SAWIRRO
COMMENTS