Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Miino oo saakay ka dhacay degaanka Buulo-mareer oo ka tirsan Shabeellaha Hoose, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen qaar kamid ah dadka kunool deegaankaasi.
degaanka Buulo-mareer wax maamul ah kama jiro hada, sidaasi darteed wuxuu hoostagaa degaanka Kuntur-waarey oo ka tirsan isla gobolka Shabeellaha Hoose.
Guddoomiye ku xigeenka degaanka Kuntur-waarey ee gobolka Shabeellaha Hoose Muxudiin Khaliif Caliyow ayaa sheegay Qaraxa in uu ahaa Miino lagu aasay wadada geeskeeda, taasi oo ay isticmaalaan dadka shacabka ah iyo Ciidamada Dowladda.
COMMENTS
Aaad ayaan uga xumahay Qaraxa ka dhacay Shabeeelada hoose
xog heesa
soomaliyey Tooso
Allahiin ku tiirsado Hadba kiina Taag Daranee taagera waligiine
wxaad Aad u taagantahoo calan yahow tilmaan utahee Tawxiidka Aan Qariniyo