Qarax kadhacay Bosaso oo lala beegsaday gaari uu la socday wasiir hore

Qarax kadhacay Bosaso oo lala beegsaday gaari uu la socday wasiir hore

Qarax ayaa kadhacay agagaarka wadada laamiga  Galow Dib u guro oo u dhow Afar Irdood  Bosaso , waxaana ku dhaawacmay laba ka mid ah ilaalada gaarka ee wasiirkii hore qorshaynta iyo xiriirka caalamiga Puntland Shire Xaaji Faarax.

Wasiirka ayaa la socday gaarigan, waxaana burbur uusoo gaaray qaybta dambe ee gaarigan oo nuuciisu yahay kuwa aan xabaddu karin.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com