Inta la xaqiijiyay sideed ruux ayas ku dhaawacmay qarax kadhacay afaafka hore ee maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Bari ee magaalada Bosaso.
Dadka dhaawacmay ayaa isugu jiray rayid iyo ciidamo, waxaana waxyeelo soo gaartay gaariga guddoomiyaha maxkamadda.
Diiwaanka wararka Daljir
COMMENTS