Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose oo magaalo madax kumeel gaar ah u ah maamulka Jubbaland ayaa maanta waxaa ka dhacay qarax, xilli maalinka berri ah uu booqan doono madaxweynaha Soomaaliya.
WARBIXIN-Cumar Lakiman
COMMENTS