Isbitaalka weyn ee magaalada Qardho waxaa maanta lagaarsiiyay Haamaha Ogsajinta ah oo gaaraya 15 Haamood iyo madaxyadii lagu xiraayay
Haamahan waxaa soo dhiibay Drs Hodan Ciise Guul.
Fawsiyo Ciise Guul.
Shukri Faarah Guure.
Arda Faarah Guure
Fowsiyo Ciise.
Sahro Nuur oo ku sugan dalka dibadiisa
Agaasimaha Cusbitaalka iyo Isku duwaha Caafimaadka Gobolka karkaar ayaana lagu wareejiyay.
Sawiiro
COMMENTS