QARDHO OO LAGA DAAHFURAY OLOLAHA CUDURKA DUUMADA (daawo)

QARDHO OO LAGA DAAHFURAY OLOLAHA CUDURKA DUUMADA (daawo)

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa Magaalada Qardho kadaah-furtey ololaha ka hortaga cudubka Duumada.
Sidoo kale Maamulka Degmada ayaa Bulsho Weynta kunool Magaalada Qardho ugu baaqey in ay lashaqeeyaan Koox ka socota Wasaaradda ilaa Shan kun oo (5,000) guri buufin doona.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com