QARDHO: Puntland oo shaqa joojin ku samaysay saraakil muqaal ka duubay dhalinyaro (Daawo)

QARDHO: Puntland oo shaqa joojin ku samaysay saraakil muqaal ka duubay dhalinyaro (Daawo)

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Cabdi Xassan Xuseen ( Cabdiyare) oo Caawa Shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Garoowe ayaa ka hadlay dhacdo dhawaan ka dhacday Qardho.

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland, Gen: Cabdi Xuseen Xasan (Cabdiyare) ayaa shaqada ka joojiyey Taliye ku xigeeenka Booliska gobolka Karkaar Jaamac Cismaan Qarey iyo Taliyaha saldhigga degmada Qardho Cumar Hiirad Kaatun oo dhawaan ka soo muuqday muuqaalo baraha bulshada lagu baahiyey iyagoo qadaf iyo magac dil u gaysanaya dhalinyaro ku cawaynaysay banaanka Qardho.

Dhacdadaas ayaa ahaa Muqaal laga dubay dhalinyaro ku caweynayeey Banaanka Magaaladda,kuwaas oo Boolisku ku tilmaameen kuwo sameynayeey waxyaabo Anshax xuma ah balse benowday.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com