Qareenada Puntland oo ka cabanaya Canshuur kordhin lagu sameyeey (Daawo)

Qareenada Puntland oo ka cabanaya Canshuur kordhin lagu sameyeey (Daawo)

Qareenada Puntland ayaa maanta shirjaraa,id oo ay ku qabteen Garoowe waxay kaga hadleen cashuur sida ay sheegeen Sharcidaro ah oo lagu soo rogay.

Qareeninadu waxay sidoo kale sharcidaro ku tilmaameen Warqad uu qoray gudoomiyaha golaha garsoorka Puntland Nuur Ciise Maxamed oo ahayd socodsiin kiiisas dacwo qareen la’aan.

Hoos ka daawo.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com