Qiimaha gaadiidka Badda lagu raaco ee GARDAFUU iyo Boosaaso oo qaliyoobay (dhegayso)

Qiimaha gaadiidka Badda lagu raaco ee GARDAFUU iyo Boosaaso oo qaliyoobay (dhegayso)

Sare u kac dhanka qiimaha lagu raaco gaadiidka badda ee magaalooyinka Xaabo iyo Bosaso ayaa laga dareemayaa magaalada Xaabo oo isku xirta gobolka Gardafuu, taasi oo saameyn ku yeelatay bulshada ku isagala gooshta magaalooyinkaasi

Gudoomiyah degmada Xaabo Jimcaale Cumar Cali Muumin oo la hadlay Warbaahinya Daljir ayaa sheegay in darbad xoogan oo ka jirta dhinaca badda ay keentay in uu yaraado gaadiidkii badda ee isaga kala gooshayey Xaabo iyo Baosaso

Weriye Cabdiraxmaan Xudeyfi ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com