Qof shacab ah oo xalay lagu dilay magaalada Caabudwaaq

Qof shacab ah oo xalay lagu dilay magaalada Caabudwaaq

Kooxo hubaysan  ayaa xalay kudilay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud qof shacab ah oo xiliga la dilayay fadhiyay mid ka mid ah goobaha shaaha lagu cabo ee magaalada.

Wariyeyaasha Daljir ee Caabudwaaq ayaa soo sheegaya in ninka la dilay uu ahaa xoolo dhaqato ka yimid magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Lama oga waxa dilkan uu ku salaysanyahay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com