Maamulka gobolka kar kaar iyo kan degmada ayaa si wada jir ah duleedka magaalada Qardho waxa ay uga dhegax dhigeen laba Ceel biyood oo riig ah ,kuwaas oo dhaqaalaha ku baxaya uu ku taageeray shacabka Qardho Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan .
Magaalada Qardho ayaa ahaan jirtay sanadihii la soo dhaafay magaalo oomane ah, oo sanad walba ay ka dhici jireen dhibaatooyin dhanka biyo la,aanta ah.
Mashruucan ayaa waxaa fulinaysa Hay,ada biyaha ee Puntland ee Baasawayn .
Dhegayso.
COMMENTS