Qoys reer guuraa ah oo ku nool deegaan hoos yimaada baxdo ee gobalka
galgaduud ayaa biriq uga dhacdey tiro ari ah xili roobka gu’ga uu
halkaasi ka da’ayay waxaana halkaasi ay ku waayeen in kabadan tiro ari
ah.
Maxamed Cabdulaahi Muuse waa dadka kunool baxdo waxaa uu kamid ah
dadkii u gurmadey qoyskaasi ee gaarey goobta ayaa Ayaanle Cabdulaahi
Jaamac uga waramay sida ay wax u gaareen qoyskaasi.
COMMENTS
Waxan raba fusada shaqo in laisiyo mah sanidin